Alia bhatt iyo Ranbir Kapoor waa labo lamaane ee abuuray hadal-haynta ugu weyn gudaha bollywoodka iyagoo maalin walba warbixinadooda ay ku qoran yihiin majalad walba iyagana waa mid ay saxaafada iyo dadka kale ay u Muujinayaan xariirkooda jaceyl

taaso oo u sabab ah in xilli walba ay isla socdaa sawirada iyo qoraalada ay labadooda soo dhigaan baraha bulshada midaaso abuurtay hadal-Heyn weyn

labadan lamaane ayaa dhawaan waxa ay saxiixdayn heshiis xayeesinada dhanka Tv-yada iyagoona si wadajir ah heshiis la gaarayn jibsiga lagu magacaabo Lays Chips kaaso ka mid ah kuwa ugu caansan caalamka

waana arrin muujinaysa xariirka labada lamaane iyo inay isku fahmahayaan meel walba ay ku sugan yihiin iyadoona dhawaan la hadal-hayo inuu dhawaan dhici doono guurkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here