Layaab; Paul Pogba oo Eey ku iibsaday 19kun oo dolar iyo sababta ku kaliftay oo kaasii yaabin doonto.

0
665

Paul Pogba laacobka kooxda Manchester United ayaa arin layaab leh sameeyay kadib markii uu Eey ka bixiyay lacag dhan $19,000.

Paul Pogba oo kamid ah laacibiinta ugu muhiimsan kooxda Manchester United ayaa Eeyga ka bixiyay 19kun oo dolar waxayna tahay sababta si uu naftiisa uga ilaaliyo taageerayaasha careysan.

Paul ayaa ka baqay iney soo weeraraan taageerayaal careysan kadib hadaladii ugu dambeeyay kuwaasoo uu sicad ugu sheegay inuu doonayo ka tagista kooxda Manchester United isla markaasna uu doonay inuu galo New Chellange waana arin si weyn ug careysiisay taageerayaasha kooxda Manchester United.

Horay waxaa sidaan oo kale u sameeyay Marcos Rashford iyo Phil Jones kuwaasoo Eeyo waardiyeeyo sameysteen balse Pogba ayaa wuxuu kaga duwanyahay inuu u iibsaday eeyga in taageerayaasha careysan isaga difaaco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here