Lena Headey waa atariisho Hollywood ah waana atariishada taxanaha laga daba dhacay ee Gome of Thrones.

Atariishadaan ayaa laga soo qabtay sawiro ayadoo caga cad misna kabaheeda gacmaha ku heysato sidoo kalana bilaa Mike Up ah taasoo kaliftay in baraha bulshada looga maadeysto misna muuqaalkeeda siweyn loogu qoslo.

Arinta lagu qoslay kaliya ma ahan iney cago cadahay ama Mike Up la’aan tahay sidoo kale waxaa lagu jeesjeesay labiska ay dhar ahaan u wadatay.

Lena oo aad uga careysan in lagu maadsado ayaa akoonkeeda kusoo qortay iney sii wadi doonto Mike la’aanta ayadoona ugu dan leh inta uu jees jeeskaan socdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here