Sanadkasta Bollywoodka filimaan xad dhaaf ah ayay keenaay ayagoona inta badan 100 filim ka badan la yimaadaan hadana sidaas oo ay tahay waa dhif iyo nadir filimada guulaha waaweyn gaara misna Box Officeka lacago badan kasoo xareeyo.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa 10kii Hit ee ugu waaweynaa sanadkii 2004tii kuwaasoo ay Bollywoodka sameeyeen iyo midkasta darajada uu gaaray halkaan hoose kaga bogo;

1-Veer-Zaara; wuxuun noqday Super Hit.

2-Dhoom; wuxuu noqday Super Hit.

3-Murder; wuxuu noqday Super Hit.

4-Main Hoon na; wuxuu noqday Hit.

5-Mujhse Shaadi Karogi; wuxuu noqday Hit.

6-Mast; wuxuu noqday Hit.

7-Hulchul; wuxuu noqday Hit.

8-Hum Tum; wuxuu noqday Hit.

9-Julie; wuxuu noqday Semi Hit.

10-ap tak Chhappan; wuxuu noqday Semi Hit.

Sida aad meesha ka dheehan kartidba sanadkii 2004tii Bollywoodka uma aheyn sanad barwaaqo iyaga dhan waxay sameeyeen 3 Super Hit iyo 5 Hit mana aysan sameynin wax Blockbuster iyo All Time Blockbuster.

Jilaaga ugu fiicnaa sanadkaan wuxuu ahaa Shahrukh Khan oo la yimid filimada Veer-Zaara iyo Main Hoon Na oo Super Hit iyo Hit kala noqdeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here