Waxaan idiin soo gudbin doonaa qeybtii 2aad ee liiska atariishooyinka ugu Hitka badnaa Bollywoodka 30kii sando ee ugu dambeeyay anagoo sidoo kalana idiin soo raacin doono atariisho walba inta Hit ee akoonkeeda ku jiro iyo sida ay u kala guuleysteenba.

15;Anushka Sharma; waxay kasoo muuqatay 18 fili waxaana u guuleystay oo Hit dhameystiran noqdeen 5 filim.

All Time Blocbuster; 1

Blockbuster; 2

Super Hit; 0

Hit; 2

14-Juhi Chawla; waxay kasoo muuqatay 53 filim waxaana Hit Dhameystiran u noqdeen 6 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 1

Super Hit; 1

Hit; 4

13-Preity Zinta; waxay kasoo muuqatay 27 filim waxaana Hit dhameystiran u noqdeen 6 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 0

Super Hit; 4

Hit; 2

12-Vidya Balan; waxay kasoo muuqatay 23 filim waxaana u guuleysteen 6 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 1

Super Hit; 1

Hit; 4

11-Raveena Tondon; waxay kasoo muuqatay 62 filim waxaana u guuleysteen 7 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 1

Super Hit; 3

Hit; 3

La soco qeybta 3aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here