Waxaan idiin soo gudbin doonaa qeybtii 3aad ee liiska atariishooyinka ugu Hitka badnaa Bollywoodka 30kii sando ee ugu dambeeyay anagoo sidoo kalana idiin soo raacin doono atariisho walba inta Hit ee akoonkeeda ku jiro iyo sida ay u kala guuleysteenba.

10-Bipasha Basu; waxay kasoo muuqatay 40 fili waxaana u guuleystay oo Hit dhameystiran noqdeen 7 filim.

All Time Blocbuster; 0

Blockbuster; 2

Super Hit; 3

Hit; 2

9-Aishwarya Rai; waxay kasoo muuqatay 31 filim waxaana Hit Dhameystiran u noqdeen 7 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 2

Super Hit; 0

Hit; 5

8-Lara Duta; waxay kasoo muuqatay 26 filim waxaana Hit dhameystiran u noqdeen 7 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 0

Super Hit; 2

Hit; 5

7-Rani Mukherjee; waxay kasoo muuqatay 41 filim waxaana u guuleysteen 9 filim.

All Time Blockbuster; 1

Blockbuster; 0

Super Hit; 2

Hit; 6

5-Priyanka Chopra; waxay kasoo muuqatay 40 filim waxaana u guuleysteen 10 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 2

Super Hit; 2

Hit; 6

La soco qeybta 4aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here