Waxaan idiin soo gudbin doonaa qeybtii 4aad ee liiska atariishooyinka ugu Hitka badnaa Bollywoodka 30kii sando ee ugu dambeeyay anagoo sidoo kalana idiin soo raacin doono atariisho walba inta Hit ee akoonkeeda ku jiro iyo sida ay u kala guuleysteenba.

5-Kareena Kapoor; waxay kasoo muuqatay 47 fili waxaana u guuleystay oo Hit dhameystiran noqdeen11 filim.

All Time Blocbuster; 2

Blockbuster; 3

Super Hit; 2

Hit; 4

4-Deepika Padukone; waxay kasoo muuqatay 22 filim waxaana Hit Dhameystiran u noqdeen11 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 4

Super Hit; 1

Hit; 5

3-Kajol; waxay kasoo muuqatay 30 filim waxaana Hit dhameystiran u noqdeen 12 filim.

All Time Blockbuster; 2

Blockbuster; 2

Super Hit; 5

Hit; 3

2-Karisma Kapoor; waxay kasoo muuqatay 51 filim waxaana u guuleysteen 13 filim.

All Time Blockbuster; 1

Blockbuster; 2

Super Hit; 6

Hit; 4

1-Katrina Kaif; waxay kasoo muuqatay 30 filim waxaana u guuleysteen 13 filim.

All Time Blockbuster; 1

Blockbuster; 2

Super Hit; 5

Hit; 5

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here