Waxaan idiin soo gudbin doonaa liiska atariishooyinka ugu Hitka badnaa Bollywoodka 30kii sando ee ugu dambeeyay anagoo sidoo kalana idiin soo raacin doono atariisho walba inta Hit ee akoonkeeda ku jiro iyo sida ay u kala guuleysteenba.

20-Alia Bhatt; waxay kasoo muuqatay 12 fili waxaana u guuleystay oo Hit dhameystiran noqdeen 4 filim.

All Time Blocbuster; 0

Blockbuster; 0

Super Hit; 2

Hit; 2.

19- Asin; waxay kasoo muuqatay 7 filim waxaana Hit Dhameystiran u noqdeen 4 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 2

Super Hit; 1

Hit; 1.

18-Kangana Ranaut; waxay kasoo muuqatay 30 filim waxaana Hit dhameystiran u noqdeen 5 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 2

Super Hit; 0

Hit; 3

17-Sonakshi Sinha; waxay kasoo muuqatay 21 filim waxaana u guuleysteen 5 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 3

Super Hit; 0

Hit; 2

16-Sonam Kapoor; waxay kasoo muuqatay 19 filim waxaana u guuleysteen 5 filim.

All Time Blockbuster; 0

Blockbuster; 0

Super Hit; 1

Hit; 4.

La soco qeybta 2aad.

1 COMMENT

  1. Asxaabta labo meelba ku laabta sonam kapoor blocbuster wee keentay prem ratan bayo labo salmaan khan . Sonakshi ayadana super hit wee keentay oo waa mision mangal marka meeshaas halagu laabto asxaabey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here