Home » . » Live update: Sidee Loogu Guuleystay Abaal Marinta Star Screen Awards 2018 Oo Haatan Socoto

Live update: Sidee Loogu Guuleystay Abaal Marinta Star Screen Awards 2018 Oo Haatan Socoto

Jilaayaasha ugu caansan bollywood-ka ayaa caawo isku imaaday xaflada Star Screen Awards, oo markiisa 23-aad la qabanaayo waana mid ka mid ah abaal marinada ugu muhiimsan ee bollywood-ka bixiyaan.

Waxaana xafladaan kasoo qeyb galay Salman Khan, Varun Dhawan, Madhuri Dixit, Vidya Balan, Kriti Sanon, Bhumi Pednekar iyo kuwa oo kale oo badan.

Fadlan hoos kaga bogo ilaa hada jilaayaasha ku guuleesteen abaal marinta Star Screen Awards

Best Film (Critic)
Newton

Best Actor
Rajkummar Rao – Newton

Best Actress
Vidya Balan – Tumhari Sulu

Best Actor (Popular Choice)
Irrfan Khan – Hindi Medium

Best Supporting Actor
Rajkummar Rao – Bareilly Ki Barfi

Best Supporting Actress
Neha Dhupia – Tumhari Sulu

Best Debut Director
Suresh Triveni – Tumhari Sulu

Best Playback Singer (Male)
Arijit Singh – Raees – Jagga Jasoos

Best Playback Singer (Female)
Shashaa Tirupati – Shubh Mangal Savdhan

Best Music
Pritam Chakraborty – Dangal

Best Lyricist
Amitabh Bhattacharya – Dangal

Best Dialogue
Ashwiny Iyer Tiwari, Nitesh Tiwari – Bareilly Ki Barfi

Best Background  Music
Pritam Chakraborty – Dangal

Best Editing
Ballu Saluja – Dangal

Best Choreographer
Shiamak Davar – Ullu Ka Pattha-Jagga Jasoos

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *