Home » Nolosha Jilaayaasha » Lixdii Bilood Aan Soo Dhaafnay Iyo Lixda Sawir Bollywoodka Ugu Xiisaha Badnaayen Internet-kana Qabsadeen!!

Lixdii Bilood Aan Soo Dhaafnay Iyo Lixda Sawir Bollywoodka Ugu Xiisaha Badnaayen Internet-kana Qabsadeen!!

Wali waxaan bartanka kaga jirnaay soo bandhiga dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaayen mudadii 6-da bilood aan soo dhaafnay ee ka dhaceen Bollywoodka.

6 Sawir kaliya ayaa noqdeen sawirada loogu jecel yahay Bollywoodka mudadii lixda bilood ugu dambeesay baaritaano dheer la sameeyay iyo dadkii la fal galeen sawiradan oo la ogaaday inee bateen.

Internet-ka oo dhan aye qabsadeen sawiradan hadal heyn weyna wey abuureen, waxaana kamid ah xidigaha sawirada kasoo muuqday Ranbir, Alia, Neha, Aishwarya iyo kuwa kale oo badan.

Fadlan hoos ka daawo 6-da sawir ugu hadal heynta badnaayeen Bollywood 6-dii bilood lasoo dhaafay:

Sawirkii Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt Laga Qabtay Xiriirkodana Kashifay:

Alia-Ranbir

Arooskii Neha Dhupia Iyo Angad Bedi:

Neha

Kaaartadii Kowaad Ee Filmka Sanju Laga Soo Bandhigay:

sanju-poster

Priyanka Oo Saaxiibkeda Nick Mumbai Kusoo Wareejisay:

Priyanka Nick

Aishwarya Rai Iyo Gabadheeda Aaradhya Sawirkii Paris Looga Qabtay:

Aish-Aaradhya

Lamaanaha Anushka Iyo Virat Oo Sawir Selfie Wada Galeen:

Anushka-Virat