Looma Kala Harin Xaflada Hello Hall of Fame Awards Iyo Xidigaha Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Waxaa xalay la qabtay xaflada abaal marinta lagu bixyo ee Hello Hall of Fame Awards taaso kamid ah xafladaha sanadlaha la qabto taaso jilayaasha iyo dadka fanka ka shaqeyaba lagu abaal mariyo.

Hadaba Bollywoodka dad badan oo caan ka ah ayaa kasoo qeyb galeen xafladan waxayn noqotay mid shidan SRK, Karan Johar, Rekha, Gauri Khan iyo jamaahiir kale ayaa goobta wacdaro ka dhigeen.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Xidigaha Goobta Yimaadee:

IMG-20180311-WA0060

IMG-20180311-WA0003

20180311221327_IMG_0090

20180311221736_IMG_0144 (1)

20180311223021_IMG_0239

20180311225532_IMG_0362

Deepika Padukone

DSC_7816

IMG-20180311-WA0071