Bollywoodka waxaa soo mareen jilayaal badan oo qaarkood caan ku noqdeen kadibns isaga fariisteen halka kuwankale maqaam sare ka gaareen howshii ay bilaaween una kala qeybsamaan kuwa ilaa hada shaqeyaan iyo kuwa ka fariisteen ama geeriyoodeen.

Maqaalkaan waxaan kaga hadleena jilayaasha iyagu magac kaliya ka heleen fanka balse guul ka gaari waayen markee fashilmeena calankooda dhacay hawadana laga waayey waxaana loo bixiyay “Lost Stars” oo la micno ah xidigi lumeen.

Kumar Gaurav: Wuxuu kusoo caan baxay Filimka Love Story (1981) ee Bollywoodka qabsaday wixii markaas ka dambeeyay aflaam dhowr ah ayuu sameeyay balse heer wuu ka gaari waayey fanka hindiya Filimkiisa u dambeeyay ee uu kasoo muuqday waxuu ahaa Kaante (2002) hader waa ganacsade ku mashquulsan howlihiisa gaarka ah.

Rahul Roy: waxuu kusoo caan baxau Aashiqui (1990) kadib Filimo badan ayuu sameeyay hader waxuu doonayaa inuj shirkada kusoo noqdo oo shirkad filimada maalgalisa ayuu sameeystay.

Zayed Khan: sanadkii 2003 ayuu kusoo caan baxay Filimka Chura Liyaa Hai Tumne inkastoo Filimkaas lagu ammaanay hadana manoqon atoore sii socda markii ugu dambeysay shaashada lagu arko waxay ahed 2015 iyo Filimkii Sharafat Gayi Tel Lene.

Mahaakshay Chakraborty: Mithun wiilkisa 2008 ayuu Bollywoodka yimid isagoo wata Filim Jimmy ladhaho laakiin daawadayaasha wey iska diiden wiilkan markii dambe daadkaa qaaday maadama atoorenimo usocon weysay.

Lasoco Qeybta Labaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here