Super Star-ka mustaqbalka dhow ee Bollywoodka Varun Dhawan waxuu kamid yahay atoorayaasha mustaqbalka dhow loo saadaliyay inee noqon doonan Super Star-da Bollywoodka xigaan.

Varun Dhawan waxuu ku raaxeysanayaa darajada atooraha kaliya ee 100% filmadiisa guulesteen waana darajo u gaar ah xidigaan oo uu atoorayaal badan dheeryahay

ka dib guulihiisa xariirka ayaa waxa ay aktarkan u horseeday inuu helo saxiixyo aflaamo waa weyn waxaana xili walba baadi-gooba filim soo saarayaasha ugu caansan gudaha bollywoodka

Varun dhawan ayaa waxa uu dhawaan ku mashquulsan yahay duubista filimka ABCD qaybtiisa sadexaad waxaana ku wehlisa atariishada Shradha Kapoor waxaana

sidoo kale uu hogaamiye ka ahaa qaybtiisa labaad warar dhawaan soo baxaya ayaa sheegaya in varun uu filimkan ku samayn doono lacago fara badan taaso uusan horey filim uusan ugu samayn isagoo varun filimkan lagu siiyay lacago gaaraya 32 Crore isagoo ka lacago badiyay aktarada kala ah Ranbir kapoor iyo Ranveer singh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here