Waa mid kamid ah atariishooyinka guulaha waaweyn ka gaareen gudaha India iyo daafaha caalamka sidoo kalana waa mid kamid ah atariishooyinka ugu mushaarka badan aduunka qof kalana ma ahan waa atariishada Priyanka Chopra.

Hooyada dhashay atariishadaan ayaa sawirkaan baraha bulshada la wadaagtay xili Priyanka u dabaal dageysay dhalashadewdii 38aad waana Priyanka oo yar isla markaasna hooyadeed xambaarsantahay.

Layaabka wuxuu yahay sida ay Priyanka hooyadeed ugu egtahay waayo hooyada Priyanka waxay dhalinyaranimadeeda aad ugu egtahay gabadheeda Priyanka Chopra.

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here