Si weyn ayaa loo hadal hayaa arooska lamaanaha hader ugu hadal heynta badan shirkada Bollywoodka ee kala ah Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt kuwaaso xiriir ka dhaxeeyo waqtigaan qarsoodina ahen.

Xalay waxaa kulmeen Kareena Kapoor Khan, Alia Bhatt iyo Filimsameye Karan Johar waxayna ku kulmeen xaflada MAMI Movie Mela oo jilayaal badan kasoo qeyb galeen meesha wacdaro ayaa ka dhacay xalay iyo sheeko xiiso leh.

Kareena Kapoor Khan has THIS to say about Alia Bhatt becoming her sister-in-law

Karan Johar oo lagu yaqaano suaalo tiro badan ayaa Alia Bhatt suaashan weydiiyay,”Alia waxaad iisheegta waligaa maku riyootay ama maku hamisay in aad maalin uun noqon doonto Kareena Dumaashided (xaaska Ranbir inaa noqoto).”

Kahor inta aysan Alia jawaabin waxaa hadalkii qabsatay Bebo oo tiri,”hadee sidaas dhacdo oo ay is guursadaan (Ranbir & Alia) waxaan noqon doonaa gabadha dunida ugu farxada badan.”

Kadib wey wada qoslee seddexdooda Alia ayaa qaadatay markeeda hadalka waxayna tiri iyadoo ogol diidmo muujineysa xishoodna ka muuqdo,”hader midaas kuma fikirin wali sido kalena ma rabo inaan ka hadlo waqtigeeda markii la gaaro lee ha inoo ahaato Mr Karan.”

Karan sidaa kuma harin wuxuu Alia ku dhiiro galiyay ine dhaqsi iska aroosto Ranbir howsha Bollywoodkana iskasii wadan karto sida Bebo oo kale waxuu yiri isagoo u tilmaamaayo arinkaa.

“Waxba sheekada hasoo xirin aniga waxaan kuula tallin lahaa inaa arooskan naga boobsiisaan adiga iyo Ranbir mida kale marka aad ogolaato dumaashinimada Bebo ogow in aad isku wadan karto howshasda guriga iyo shaqadaada Bollywoodka sida Kareena oo kale marka midaas haka walwalin marnaba.”

Kareena Kapoor Khan and Karan Johar have THIS to say on Alia Bhatt and Ranbir Kapoor's marriage

Alia oo diiday inee Karan haye iyo maya midna dhahdo ayaa u jeedsatay dhanka Kareena ileen wey xishooneysaa Karan-na waxba uma reebin hadal walba banaankuu keenay waxay isku boojeesay ammaanta Kareena oo ay ku ammaantay howsha guriga iyo shaqada Bollywoodka ay isku dulwato.

Waxay tiri,”aniga Kareena macalimadeyda fanka waaye wax badan ayaa kaga daydaa waan ku ammaanayaa kartideeda iyo sida ay isugu dulwato howsha Bollywoodka iyo shaqada guriga waxaan ogeen in hadii atiriisho ka guursado awoodeeda hoos udhaceyso balse sheekadaas waxba kama jiraan waaye qofta tiri waa Kareena.”

News,Karan Johar,alia bhatt,Kareena Kapoor Khan,Rangoli Chandel,MAMI 2019

Akhristayaal kawarama xariiftinimada Alia Bhatt iyo sidrr kaga baxsatay suaalaha kulul Karan dadka hortooda ku weydiinaayo waxaa la sheegay Bebo xalay sidee u qosleysay inee dhici gaartay kaftanka iyo foodada uu Karan Johar meesha ka abuuray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here