Atiriishada awooda badan ee Bollywoodka ka xamaalata Kareena Kapoor Khan waa atiriishada ugu awooda badan bilawgii qarnigaan ilaa iyo hada.

Hadaba Kareena waa shaqsi Bollywoodka aflaamtooda daawato sido kalena dooq leh oo xidigo gaar ah xiiseyso.

Kareena atoorayaasha Bollywoodka waxay waligeed taagero rasmi ah u ahedy awoowged Raj Kapoor iyo Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan.

Waa 2 da atoore ee ay xidigtaan waliged jeclaan jirtay inay daawato, sido kale dhanka atiriishoyin waxay ka taagerta Bollywoodka xidigaha kala ah Kajol, Nargis *Sanjay Dutt hooyadiisa) iyo Meena Kumari.

aflaamta ay Bollywoodka ugu jeceshahay waxaa kamid ah Awaara, Sangam, Bobby, iyo Kal Aaj Aur Kal waxaana aflaamtaas sameyay oo iska lahaa awoowged Raj Kapoor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here