Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Ogtahay Atirishada Priyanka Chopra Inee Iskudayday Inee Is Disho Oo Ay Nafsada Is Dhaafiso Gabi Ahaanba!

Ma Ogtahay Atirishada Priyanka Chopra Inee Iskudayday Inee Is Disho Oo Ay Nafsada Is Dhaafiso Gabi Ahaanba!

Atirishada Priyanka Chopra ayaa la sheegay in hada kahor ay isku dayday tiro 2 jeer ah inee is disho sida uu sheegay Manager-kedi hore ee lagu magacaabo Prakash Jaju.

Kadib markii ay is dishay atirishada aadka loo wada jeclaa ee Tv-yada ka shaqeyn jirtay Pratyusha Banerjee, ayaa Prakash Jaju, waxa uu sheegay in Priyanka sidaan oo kale ay laba mar damacday ineey is disho, kadib markii uu hoos u dhac ku yimid fankeeda ama hamigeedi, warbixintaan waxay soo baxday markii ay isdishay atirishada Pratyusha sanadkii 2016 bishii April.

Inkastoo weerarka uu ku socday PeeCee ama arinkaan xaqiiq ha noqtoe misana yee noqonine , hadana Prakash waxa uu soo qaatay jilaayaal caan ah oo damcay ineey is dilaan sida, SRK, Deepika, Akshay Kumar,Sushant Singh Rajput iyo Ankita Lokhande.