Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Ogtahay Filimka Amir Khan Filimkiisa Ghulam Iyo Aktarka Sanjay Dutt Waxaa Ka Dhaxeeya Xariir Weyn

Ma Ogtahay Filimka Amir Khan Filimkiisa Ghulam Iyo Aktarka Sanjay Dutt Waxaa Ka Dhaxeeya Xariir Weyn

amir khan waa aktar ka dhex-soocaan aktarada bollywoodka madaama uu la yimaado sheeko cusub iyo muuqaal cusub taaso dadka cajab gelisa

waana aktarka awoodda inuu dagi qalbiyada dadka taaso u ku keensaday hab-jiliinkiisa aan la rumaysan karin haddaba amir khan waa aktar aan sameyn aflaamta hore loo daawaday

isagoo ah mid mar walba jecel inuu wax cusub la yimaado laakiin maanta waxan ku hayaa filim amir khan uu aktar ka yahay kaaso ah filim laga soo copied gareeyay filim hadda ka hor la sameeyay

iyadoo filimka aan ka hadalaayo waa filimka la daawaday 20 sano ka hor ee ghulam ee la daawaday sanadkii 1998 waxaana filimkan hogaamiye ka ah aktarka amir khan  ghulam waxaa director ka ah vikram bhatt

amir khan waa xidig kaaso ciyaara ciyaarta boxer ka sidoo Isaga iyo walaalkiisa ka weyn ninka lagu magacaabo rajat kapoor waxa ay u shaqeeyaan tuugada waxaana atariishada filimka hogaaminayso ay tahay rani mukerj

waxaana filimkan iska cad in sheekadiisa laga soo qaatay filimka kabza kaaso la daawaday sanadkii 1988 oo uu hogaamiye ka yahay sanjay dutt waxaana director ka ah mahesh bhatt waxaana

sheekada filimkan qoray Salman Khan aabihiisa salim khan sanjay dutt iyo walaalkiisa ka weyn ee raj bar bar waxa ay u shaqeeyaan tuugada uu hogaaminaayo paresh rawal sidoo kale waxaana atariisho ka ah filimkaas amrita singh waana labo filim oo dhan walba Isaga mid ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *