Ma ogtahay in Ahmet Tansiu (Azaad Sadoglu) iyo Oya Unustasi (Gonul Aslan Bey) ay sidhab ah isku jecelyihiin noloshana wadaagaan? Sawiro.

0
9171

Ahmet Tansu waa jilaa caan ah misna taxanayaal badan horay uga soo muuqday inkastoo intooda badan uu door caawiye ku matalo hadana waa jilaa lawada jecelyahay.

sidoo kale Oya Unustasi oo aad u taqaanaan Gonul waa atariisho caawiso taxanayaal horay uga soo muuqatay haatana taxanaha Hercai qeybta ka ah waliba ayadoo door muhiim ah ka cayaareyso.

Hadaba waxaan idiin heynaa maanta in labadaan jilaa ay lamaane nolosha isku jecel misna si dhab isku jecel yihiin waxayna is jeclaayeen kahor inta aysan ku midoobin taxanaha Hercai.

Ahmed iyo Oya ayaa is jeclaaday xili hore balse waxaa dhacday iney kala hareen lkn markii dambe sxbo ayay noqdeen ayagoona ugu dambeyn jaceylkooda soo ceshtay haatana lamaane is jecel ah.

Hadaba akhristow sidee u aragtaa jaceylka Ahmed iyo Oya?

Image result for ahmet tansu taşanlar ve oya unustası

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here