Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Ogtahay In Atiriishada Priyanka Chopra Aysan Akhirinin Gabi Ahaanbi Emails-keeda!!

Ma Ogtahay In Atiriishada Priyanka Chopra Aysan Akhirinin Gabi Ahaanbi Emails-keeda!!

Atiriishada Priyanka Chopra ayaa noqotay atiriisho mashquulkeda batay kadib markee bilawday howsha Hollywoodka ilaa hada PeeCee jadwalkeeda wax badan ayaa iska bedelay.

Xidigtaan ayaa mashquul miiran noqotay xitaa nafsad ahaanteda waxyaabo badan iska hilmaamto marmarka qaar, hadaba waxaa lashegay in PeeCee fariimaha Emailkeda loogu soodiro ineysan akhrininba gabi ahaan ayadoo fursad uweyso.

Priyanka Chopra aya lashegay in aysan Akhrinin taagerayasheda fariimaha kala nooca ah ee ay usoo diraan had iyo jeer ayadoo fursad ay kufiiriso weysay waxaadna ka arki kartaan sawirka idiin muuqdo kaaso uu baraha bulshada soo dhigay atooraha Hollywoodka ah ee Alan Powell.

Alan Powell ayaa sawirkaan qoraal sooraaciyay kaaso ahaa,” haye aqiyaarey tani waa Priyanka Chopra Emailkeda mana akhriso sidaa ujeeda waxa fariin meesha buuxa marka mardambe ha usoo dirina wax fariin ah.”

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *