Nadaamka surrogacy waa hab ilmaha loogu beeraayo rixinka naag lasoo kireystay.

Tusaale hooyada ma rabto in uur yeelato sidaas owgeed ugxanteeda iyo minida ninkeeda ayaa waxaa lagu beerayaa riximka naag kale taasoo lagu siinaayo lacag kiro markii ilmaha dhashaana waxaa lagu wareejinaa waalidkooda.

Nadaamkaan oo ay adeegsadaan inta badan shakhsiyaadka caanka ah ayaa markii hore wuxuu ku badnaa Hollywoodka balse waayadaan wuxuu usoo wareegsaday misna adeegsadaan ayagana Bollywoodka.

Hadaba barnaamijkaan waxaan ku eegi doonaa xidigaha nadaamka surrogacy ilmaha loogu dhalay halkaan hoose kaga bogo;

9-Tusshar Kapoor;

Waa jilaa caan ah misna Bollywoodka kusoo biiray qarnigaan bilowgiisa asigoona filimo badan horay uga soo muuqday.

Tusshar Kapoor ayaa sanadkii 2016dij waxaa caruur loogu dhalay nadaamka surrogacy.

10-Sohail khan;

Waa jilaa sidoo kalana Directed ah wuxuu la dhashay jilaaga caanka ah ee Salman khan asigoona filimo badan horay uga soo muuqday.

Sohail khan ayaa bishii Juin 2011dii waxaa nadaamka surrogacy loogu dhalay yaraanka ilmihiisa yohan Khan.

Dhamaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here