Marka aan fiirino wararka kasoo baxay  Open Magazine Bhansali wuxuu 2 sano kahor la wadaagay sheekada filimkaan Salman Iyo Aish oo uu isaga jeclaa inee usameyaan filimkiisa maadama y horey filimkii taariikhigaahaa ugu sameyeen kaaso ahaa Hum Dil De Chuke Sanam.

Hadaba xidigahan wey aqbaleyn sameynta filimkaan balse Aish ayaa hal sharuud meesha keentay shuruudaasna waxay aheyd in Salman lasiiyo ama jilo doorka xumaanta ah e  Alauudin Khilji kaaso Ranver ku jilaayo filimkaan.

Balse Sallu ayaa ku gacanseeray shuruudii Aish wuxuuna Bhansali ushegay in uu dooneyn doorkaas sida waraka ku darayaan ayaa ahaa in Sallu rabay inuu jaceyl shaashada kula wadaago Aish sidii Hum Dil De Chuke Sanam ookale oo ay xidigahan wacdaro kadhigeyn.

Aish marnaba ma asyan dooneyn inee Sallu jaceyl shaashada kula wadaagto sido kalena ninkeeda filimkaan ku matalo sidaas ayey labadooda oga hareen mashruucan waxaana calaf uyeeshteen lamaanaha hader hawada sare marayaan Ranver iyo Deepika oo uu sedexeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here