Ma ogtahay in wajigaaga labadiisa dhinac isku mid aheyn iyo macluumaad kale xiiso leh.

0
767

MACLUUMAAD KAA YAABIN DOONO. Akhriso sii Share gareey.

1-Ma ogtahay in wajigaaga labadiisa dhinac aysan isku mid aheyn sidoo kalana labadaada indhood kala weyn yihiin xili dhagtaada Midig ka sareyso Mida bidix.

2-Culimada ku takhasustay cilmiga nafsada waxay sheegeen in soo jiidashada ama ka helowga uu jiro ugu badnaan 4bilood wixi intaas ka badan uu jaceyl yahay.

3-Naftaada oo aad la sheekeysato ama la hadasho kaama dhigeyso qof waalan ee caqligaaga ayay kordhisaa.

4-Iney timaha dhaqso kuu tarmaan hadaad rabto badso toonta iyo basasha.

5-Seen bari farta ku qoran qalinka buluuga ayaa looga xusuus badanyahay mida ku qoran qalinka madow.

6-Waayadii hore dadka markii qofka qaliin lagu sameynayo ama meel dhaawac ah laga tolayo si uusan xanuunka u dareemin madaxa (qadaadka dambe) ayaa Dubbe looga dhufan jiray si uu u suuxo.

7-Markastoo qolka qobowgiisa bato markastoo qarowguna bato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here