MA OGTAHAY IYO MACLUUMAAD QARIIB AH OO KAA YAABIN DOONAAN.

0
904

1-Ma ogtahay in biyaha iyo saliida isku milmi karaan hadii jab saabuun ah lagu dhex daro.

2-Waxaa la sheegaa in kaneecada ilko leedahay waliba 47ilko leedahay.

3-Ma ogtahay in duqsiga qalbigiisa uu sameeyo in kabadan 1000 garaac daqiiqadii halka insaanka qaan gaarka caadiga uu sameeyo 60-80 garaac daqiiqadii.

4-Ma ogtahay in shirkada yahoo ay diiday sanadkii 1997dii inay 1million dolar ku iibsato shirkada google, mase ogtahay maanta shirkada google inay ku fadhisaa qiimo dhann 200 oo milyar halka shirkada yahoo ku fadhiso 20milyaar kaliya.

5-Ma ogtahay in isha insaanka aysan korin (weynaanin) oo siduu qofka ugu dhasho ka weynaanin halka dhagaha iyo sanka ilaa qofka ka dhimanaayo koriimada aysan joojinin.

6-Ma ogtahay in insaanka haduu hindhiso asigoo indhaha isku heynin (ukala furan yihiin) ay labada indhood halis ugu jiraan iney kasoo boodaan (dhacaan).

7-Inaad iska dhigto qof isku kalsoon adigoon isku kalsooneyn waxaa laga yaabaa is yeelyeelkaas inuu dhab isu badalo sidaas darteed ahow markasta qof isku kalsoon.

8-Gaajada Culus mararka qaar waxay sababtaa inaad xakameyn weyso xaaladaada dareen sida Xanaaqa Cabsida iyo Murugtaba.

9-Xaalada waxbarasho ee wadanka Finland.

1-ardayga asigoon 11sano gaarin wax imtixaan lagama qaadi karo.

2-Waxbarashada ma ahan kuwa lacag ah.
Xitaa iskoolada khaaska ilaa iskuul sare lagama qaado wax lacag ah.

3-Macalinka ugu yaraan waa inuu heystaa shahaado Mastar ah.

4-Macalinka markii loo wacaayo magaciisa ayaa loogu yeeraa.

5-Waqtiga waxbrashada waa in uusan ka badan 6 saacadood.

Qodobkee ka heshay??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here