Wixii dhib uukasoo marabo mudo 5 sano ahna ay kuqaadatay hada wuu ka faraxashtay mashruuca Baahubali xidigaan oo guul taariikh ah ka gaaray dunida oodhan waana filim lawada jecel yahay meelwalba oo caalamka maanta.

Baahubali waa filimka ugu weyn ee uu abid Prabhas sameyay iskooro caalami ah ayuu dhigay qeybtii koowad sido kale qeybtii labaad ayaaba ka daran qeybta koowaad maadama wax aan la arag lana maqal abid uu la yimid qeybtaan labaad.

sidaa awgeed filimka Telugu ay sameyan midkii ugu weynaa waa Baahubali halka dhamaan India oodhana uu kaalinta 2aad ama filimka 2aad ee India oodha ay sameyso uunoqday kuwii ugu weynaa halka kaliya labo filim uun ay ka horeyaan balse waa marka laga hadlaayo 25 sano ee ugu dambeysay fanka Hindiya.

hadaba waxaa jirto Baahubali kahor Prabhas aflaamta uu sameyay in uu hogaanka u haayey hal film kaaso ah Mirchi oo ay lawaday Anushka Shetty iyo Sathyaraj (Kattapa).

filimkaas oo ka hadlaayo shaqsi dabeecadiisa dagantahay ahna kalgaceyl isii kalgaceyl aan kusiiyo aanan jecleen dagaal iyo buuq.

sidaa awgeed wuxuu u howl galaya qoyskiisa colaada kala dhaxeysa qosyka kale siduu kuxalin lahaa, hadaba asigoo xalka kuguda jira ayaa waxaa jeclaaneso gabadha kadhalatay qoyska kale ee reerkisa kasoo horjeedan.

taasoo aanan ka warqabin in ninkaani marhore gabar kale qalbigiisa dhexdegtay taaso ah Anushka Shetty.

hadaba filimkaan waxaa aabo umatalaya Kattapa aad ku aragteen Baahubali xoogisa ayaa doorwalbe ninkaani sameyntiisa looga haray.

sidaa awgeed filimkaas wuxuu ahaa filimka ganacsi ahaan ugu qaalisana ee uu Prabhas sameyo asioo noqday Blockbuster weyn.

ha moodin Prabhas inuu ku caan baxay kaliya Baahubali, ee Baahubali kahor ayuu ahaa xidig laga heybesto balse Baahubali ayaa aduunko oodhan sifiican aqoonsi saaid ah ogasii helay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here