Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Ogtahay Ranveer Singh Inuu Hada Kahor Shumis Meel Bulsho Si Kadis Ah Ugu Shumiyay Priyanka Chopra!!

Ma Ogtahay Ranveer Singh Inuu Hada Kahor Shumis Meel Bulsho Si Kadis Ah Ugu Shumiyay Priyanka Chopra!!

Ranveer Singh waa xidig aan degeneen oo aad ufudud sido kalena aad u kaftan badan, dhalinta manta hadii la dhaho shaqsiga ugu kaftan badan waa Ranveer.

Sidaa awged saxaafada India iyo Bollywoodkaba waxay ugu yereen Xidiga ugu energy ga badan ama tamarta badan. Ayagoo ola jeedan fudeedkiisa iyo hadal badnidiisa awged oo kaftan usii dheertahay.

Hadaba waxaa jiraan arimo badan oo xidig walba u gaar ah. Arimahaas ha noqdaan kuwa xun ama kuwa fiicanba balse ay dadka wax badan ka qoreyn halka kuwa qaarna dadka ay goob joog ahaayen kuwa kalena qaab xan ah uun lagu maqlay.

Sida la sheegay Ranveer Singh wuxuu shumiyay priyanka Chopra waliba goob fagaaro ah oo dadkoo dhan u jeedeen!!!

Waxay aheyd inta lagu guda jiray duubista filimka Dil Dhadakne Do, xiligaaso uu Ranveer aad ula kaftamayey xidigtaan kadibna shumis kadis ah ayuu shumiyay oo dadka filimkaan kawada shaqeynaayey wada arkayeen waana dhacdo PC uu Ranveer kaga yaabsaday.

Balse Priyanka Chopra kama aysan helin falka uu ku kacay Ranveer weyna ka xumatay, mudo kadib xili filimkaan xayeysiin loo sameynaayey aye Priyanka sheegtay in Ranveer yahay shaqsi aad u fudud oo xawaarihiisa sareyo meelwalbana isaga dhex dhacaayo.

Maalinkas wixii kadambeyay Ranveer wuxuu goaan ku gaaray in uusan dib dambe abid la shaqeyn doonin Priyanka Chopra.

Dhanka kale xidigaan taagero uma aha Priyanka Chopra ee wuxu taagero uyahay qaab jiliinkeedana uu ka helay xidigta Kareena Kapoor.

Halka dhanka atoorayashana uu taagero u yahay Shah Rukh Khan, marka ladhaho aflaamta Bollywoodka ee uu xiiseyo xidigaan waxaaa kamid ah, Andaz Apna Apna, Raja Babu, 3 Idiots, Sholay, Rang De Basanti iyo waliba DDLJ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *