Wanted waa Filim dagaal ah oo Salman Khan Bollywoodka isku baray inuu Action sameeyn karo waxaana la daawaday 2009 sanadkaas wixii ka dambeeyay Sallu aflaamta dagaalka ayuu sameeyntooda bilaaway ilaa uu awooda fanka hindiya la wareegay.

Laakiin Salman dooq ahaan waa laga horeeyay mashruucan oo atoore kale ayaa loogu talo galay inuu sameeyo asal ahaana Filimka oodhan waa dib usameyn waayo isagoo Telugu ah ayaa horey Mahesh Babu u sameeyay magac ahaana watay Pokiri.

Exclusive! Not Salman Khan but THIS actor was first approached for Wanted

Dooqa kowaad ee Wanted waxuu ahaa atoorihii Filimka Yeh Dil Aashiqana ee Karann Nath la oran jiray atoorahan ayaa dhowaan wareysi siiyay saxaafada waxaana la weydiiyay Filim isaga marka hore loo bandhigay balse atoore kale loo bandhigay maqaam sarena ku gaaray.

Karann waxuu kujawaabay,” wuu jiraa Filim noocaas ah waana Wanted oo Salman Khan sameeyay markii hore Ram Gopal Verma ayaa iiso bandhigay Filimkaan anigana waannsoo dhaweeyay waliba isagok Telugu ah ayaa xiliyadaas daawaday si aan door ahaan isugu diyaariyo balse aniga iyo Ram Gopal Verma Filimka waa nalaga saaray oo Director Prabhudheva ayaa loo dhiibay halka Salman hogaamiye looga dhigay.”

“Waan daawaday wanted markii tiyaatarada la saaray waana ka helay bandhiga Sallu.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here