Vishal waa mid kamid ah xiddigaha ugu mashquulka badan warshadaha Kaladuwan ee Tamil telegue Kollywood iyo Malaayalam

Atoorahaan Actionka kucaanbaxay ayaa horay usoo qabtay shaqooyin kaladuwan kahor inta uusan Actore naqan

maadama uu xilal badan ka qabtay ururada filimada. Vishal ayaa sheegay inuu qeyb kalahaa ‘Chellamae’ 2004, kaasoo uu hogaaminayey Gandhi Krishna.

Laakiin jilaaga ayaa bilaabay shaqadiisa Fanka si toos isaga oo ah kaaliyaha agaasime Arjun waxuuna kala qeyb qaatay caawinta filimada ‘Vedham’ iyo ‘Ezhumalai’. Markii dambe, xiddiggu wuxuu la wadaagey shaashad Arjun filimka ‘Irumbu Thirai

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here