Ma ogtahay xiiso leh

0
675

MACLUUMAAD QARIIB AH OO KAA YAABIN DOONAAN. Akhriso siina share gareey.

1-Is badalada kiimiko ee ay baahida keento dadka waxay ka dhigtaa kuwa murugeysan iyagoon sababta ogeyn. (Mararka qaara adoo sabab la,aan naxsan ayaad is arkeysaa waxaana u sabab ah isbadalada iyo kiimikada baahida keento).

2-Qofka wuxuu khiyaalkiisa (maskaxdiisa ) kala sheekeystaa dadka kale in kabadan intuu caadi ula sheekeysto.

3-Qofka dagan waa qofka ugu dhaw ee fahmaya hadalkiisa.

4-Markaad la hadleyso qof aad ka hesho sheekadiisa waxaad udhaqantaa si qariib ah adigoon afcaashaada ka war heynin.

5-Waa mustaxiil iyo waxaan dhici karin in fikirka la joojiyo lkn waa macquul in la xakameeyo fikirkaas.

6-Quraacda oo la iska dhaafaa waxay sababtaa in qofka si sahal ku cayilo gaar ahaan dumarka.

7-Markastoo aad naftaada ku kalsoontahay markastoo caqligaaga kordho.

8-inaad caajislow noqoto bishiiba 4maalin way kuu roontahay nafsad ahaan iyo jir ahaanba. Waana sababta bishiiba ugu yaraan afar maalin fasax ah qofka u helo tusaale jimcaha.

9-Qofka haka dalban inuu is dajiyo khaasatan markaad adiga sabab u tahay xanaaqiisa waayo midaas wey kasii xanaajineysaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here