Ma rumeysan kartid diinta ay rumeysantahay atariishada taxanaha Hercai ee Ebru Sahin (Reyyan).

5
6868

Ebru Sahin waa atariishada taxanaha Hercai kaasoo soomaaliya looga yaqaano Ubax waana 25jir dhalin yar isla markaasna fanka Turkiga soo gashay 2016dii.

Ebru ayaa tan iyo sanadkaan bilowgiisa markii ay kasoo muuqatay taxanaha Hercai shacbiyadeeda aad ayay kor ugu kacday waxayna heshay taageerayaal fara badan.

Hadaba maxaad kala socotaaa diinta ay aaminsantahay Ebru Sahin?

Ebru Sahin waa yahuudiyad heysato diinta yahuuda ma ahan muslim sida turkida kale waxayna taas kala mid tahay jilayaal badan oo turki ah kuwaasoo aan muslim aheyn.

Inta badan jilayaasha turkida waxay aaminsanyihiin diinta islaamka ayadoona shacabka turkiga 95% kabadan yihiin muslim saas oo ay tahayna waxaa jiraan shakhsiyaad aan muslimiin aheyn kana tirsan fanka turkiga.

Adiga ma fileysay in Ebru Sahin ay yahuudiyad tahay?

5 COMMENTS

  1. Sxb waan ku tagersanahay lakiin markaan waad deg deg degday kuma lihi hadalkaga oo dhan waxaan aqriyaa in badan buugagta iyo jornalada kale inta badan hadalkaga waa wax lagu farxo waayo waxaad inbadan ku dadshaa inaad dhalinta haqabtirto mansh Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here