Fahriye Evcen waa xaaska jilaaga Burak Ozcivit sidoo kalana waa atariisho caan ah balse xidigtaan waxay seegtay fursad qaali ah kadib markii ay iska diiday jilista labo door oo markii dambe Clasic noqdeen.

Midka koowaad waa doorka atariishada koowaad ee taxanaha Muhteşem Yüzyıl kaasoo noqday taxane Clasic ah sidoo kalana guul weyn gaaray waliba 4 Season ayuu socday.

Doorka labaad oo ay iska diiday waa taxanaha Fatma kaasoo ay jileen Beren Saat iyo Engin Ekyurek ayadoona doorka ay diiday qaadatay Beren Saat misna Clasic ka dhigtay siweyna loogu amaanay.

Dhanka kale doorka taxanaha Muhteşem Yüzyıl waxaa qaadatay misna jishay atariishada Meryem Uzerli waana doorkeedii ugu wanaagsanaa oo ay shaashada kaga soo muuqatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here