Ma rumeysan kartid gabadha qortay sheekada taxanaha Hercai ee Miran iyo Reyyan. Sawiro.

0
216

Taxanaha Hercai sidaan wada ognahayba waa taxanaha sanadkaan ugu sareeyay dhanka TVyada iyo Youtubkaba wuxuuna gaaray guul taariikhi ah iyadoo sidoo kalana aad loo amaanay doorarka jilayaasha taxanaha sida mid Miran iyo Reyyan.

Hadaba ma ogtahay in sheekada taxanahaan ay qortay gabar dhalinyar oo 23 jir ah taasoona lagu magacaabo Sumeyye Ezel Koc, waxayna jirtay markii ay sheekada taxanahaan qoreysay kaliya 20 sano.

Sumeyye Ezel ayaa taxanahaan qortay sanadkii 2016dii waxayna dhalatay 1996dii iyadoona ah ardayad ah ayay taxanahaas oo bug ahaa sheekadiisa ka falxalatay waxaana sanadkaan bilowgiisa loo badalay musalsal kaasoona guushaan taariikhiga ah gaaray.

Halkaan hoose ka arag Sumeyye Ezel;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here