Atariishada reer Turki Hazal Kaya oo bilowgii sanadkaan guursatay ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro xili ay mid kamid ah super markedyada shoping u joogtay waxaana durbadiiba la dareemay siduu miisaankeeda u kordhay.
Hazal Kaya oo sanadkii hore la timid taxanaha Bizim Hikaye kaasoo ay isla wadeen jilaaga Burak Deniz ayaa guul kusoo dhamaaday kadibna waxay fasax ku aaday mareykanka iyadoona dhawaan kasoo laabatay.
hadaba halkaan hoose ka arag sawirada laga soo bandhigay Hazal Kaya;
