Priyanka Chopra waa mid kamid ah atariishooyinka ugu quruxda badan Bollywoodka si lamid ah Hollywoodka waxayna u dhaxdaa fanaanka reer Mareykan ee Nick Jonas kaasoo 2018dii aqal galeen.

Atariishadaan ayaa sanadkii 2017dii lasoo baxday Style ka yaabiyay dad badan kadib markii ay madaxa burukow soo gashatay waliba buruko cad xili ay ka qeyb galaysay isla markaasna duubeysay bandhig Model ah.

Priyanka oo burukada Fashion ahaan usoo xiratay ayaa dadweynihii arkay layaab ku noqotay maadaama ayba qof kale u ekaatay misna sahal lagu aqoonsan waayay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawiradaas;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here