Ma rumeysan kartid jilayaashaan Turkishka ah balse asalkoodu carabyahay. qeybtii 2aad.

0
581

Maalin wanaagsan saaxiibadeena qaaliga ahow waxaan maanta idiin soo gudbin doonaa jilayaal Turkish ah balse asalkoodu uu carabyahay ha ahaadaan dhanka waalidka ama dhanka hooyada. Qeybtii 2aad.

5-Ibrahim Celikkol.

Waa jilaa Turkish ah oo asalkiisa carab yahay aabihiis waa carab halka hooyadiisana Giriig tahay, wuxuu ku dhashay Izmir 14tii Febraayo 1982dii.

6-Farah Zeynep Abdullah.

Farah Zenep waa atariisho Turkish ah aabaheeda wuxuu kasoo jeedaa Ciraaq halka hooyadeedna ay tahay turki.

7-Kerem Bursin.

Waa jilaa Turkish ah wuxuuna 1987dii ku dhashay magaalada Stanbull balse wuxuu ku barbaaray kuna kotray mareykanka sidoo kale Dubai ayuu ku noolaa.

8-Elcin Sangu.

Waa atariisho Turkish ah aabaheed ayaa turki ah halka hooyadeedna carab tahay.

Dhamaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here