Ma rumeysan kartid kani inuu Miran yahay xili Sawiro yaraantiisii laga soo bandhigay.

0
1741

Akin Akinozu oo ay soomaalida u taqaano MIran waa jilaaga ahna hogaamiyaha taxanaha Hercai kaasoona sida weyn loola socdo.

Maadaama uu jilaa caan noqday waxaa wax iska caadi noqotay in saxaafada daba gasho isla markaasna sawiro kasoo bandhigaan iyadoona had iyo goor xogtiisa gaarka ah la raadiyo.

Maanta waxaan idiin heynaa labo sawir kuwaasoo laga soo bandhigay jilaagaan oo aad u da’yar waana xiligii yaraantiisa.

halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here