Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Runbaa In Akshay Kumar Iska Diidayo Sameynta Filmka Gulshan Kumar Noloshiisa Looga Hadlaayo Ee Mogul!!

Ma Runbaa In Akshay Kumar Iska Diidayo Sameynta Filmka Gulshan Kumar Noloshiisa Looga Hadlaayo Ee Mogul!!

Super Star Akshay Kumar ayaa la sheegaya in uu iska deynaayo gabi ahaanba filmka Gulshan Kumar noloshiisa looga hadlaayo ee Mogul kaaso qorshaah ahaa in duubistiisa la bilaawo.

Wargeyska eading tabloid ayaa sheegen in Akki gabi ahaanba iska dhaafi doono mashruucan kadib markii ay isfahmi waayen isaga iyo Director-ka filmkaan Subhash Kapoor.

Waxaa lasheegay in Akki fikrad keenay taaso ah in sheekada filmkaan wax lagu daro balse filmsameye Subhash Kapoor ayaa Akki kugacan seeray Akki na wuxuu goaansaday ayaa lashegay inuu iska deen doono mashruucan waqtigii uu ugu talo galayna inuu kuduubo filmkaan uu aflaam kale kuduubi doono.

Balse arinkaan wali Akki si rasmi ah uma shaacinin sido kalena dadka filmkaan maalgalinayaan waxba kama ogaan arinkaan waxwalbana waxaa laga sugayaa hadii uu Akki arinkaan kudhawaaqi doono iyo hadii kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *