Ali Bhatt oo kamid ah atiriishooyinka ugu caansan Bollywoodka iyo mida waqtigaan fanka hindiya hogaanka u heyso dhanka atiriishooyinka ayaa lagu muransan yahay diinta ay heysato asal ahaan iyo caqiiqadada ay aamisantahay.

Bal Aan Eegno Qoyskeeda Diinta Ay Heestaan: Aabahed Mahesh Bhatt asalkiisa waa reer Gujrati aabihiis waa Hindu halka hooyadiisna Muslim Gujarati ay ahed sidaa aawged Mahesh waxaa iska dhaleen Aabo Hindu ah iyo Hooyo Muslim ah.

Mahesh Bhatt waxuu qaatay diinta aabihiis ee hinduuga ahed balse bartamihii 70-maadkii markuu guursanaayey xaaskiisa labaad ee Sono Razdan ayuu qaatay Diinta Islaamka maadama Hinduga sharci ahaan ninka hal xaas kaliya loo ogol yahay si uu xaas labaad u guursado Soni Razdan oo iyadana dhalasho yurub heysatay.

Sidaa aawged Alia Bhatt waxay ku dhalatay Diinta Islaamka iyo Nikaaxa shareecada islaamka maadama hooyaded iyo aabahed markee is guursanayeen diinta islaamka isku guursadeen sido kalena wada qaateen diintaan.

Alia bhatt religion

Suaal Ayaa Jirto Alia Bhatt Diintee Aaminsantahay Hader Shaqsi Ahaan?

Shabakado qaarkood ayaa qoreen in Alia Bhatt diinlaawe tahay oo aysan aaminsaneen jiritaanka Alle SWT diinta waalidkeed iyo caqiidadee heystaana iska diiday oo diinlaawe ayee noqotay.

Balse hadalkaan waa laga culus yahay oo waxaa badan shabakadaga sheegaan inee heysato diinta islaamka diimaha kalena aysan ku xad gudbin waxayna qaadatay ayaa yiri diinta waalidkeed.

Labo Arrin Waa La Hubaa:

1- Alia Bhatt Wali afkeeda kama aysan sheegin diinta ay heysato iyo caqiidadee aamisantahau hadii ay sheegi laheedna wax walbo wey cadaan lahaayeen.

2-Mida labaad waalidkeed kuma dhaqmaan inta badan ama kama muuqato kudhaqan diinta islaamka ah markee fagaaraha joogaan balse wixii qaas u ah Rabbo unbaa garan karo.

Walaal xayeysiimaha Web-ka mid kamid ah kudhufo hadii aad awoodo abaal ayaan kaaga heynaa Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here