Home » Nolosha Jilaayaasha » Ma Runbaa In Filimada Padmavati Iyo Padman Isku Dhacayaan Sanadka Dambe (Halis Weyn) Jawaabta Waatan!!

Ma Runbaa In Filimada Padmavati Iyo Padman Isku Dhacayaan Sanadka Dambe (Halis Weyn) Jawaabta Waatan!!

Waxaa la isla dhexmaraayey maalmihii ugu dambesay in Sanjay Leela Bhansali rabo inuu filimkiisa Padmavati Box-officeka kula dagaalamo Akshay Kumar filmkiisa Padman.

Hadaba xantan ayaa maalmahan noqotay mid meelwaba lagu sheeg sheego, sidaan wada ognahay Akki filimkiisa Padman waxaa la daawan doona maalinta jamhuuriga ee ku beegan 26 Jan 2018.

Sidaa awged warar aan sal iyo raad lahen ayaa shegay in Padmavati isla maalinkaas tiyaatarada la saari doono balse arinkaan waxaa beeniyay kooxda filimka Padmavati.

Padmavati arin ayaa u qosha waayo waa filimka muranka ugu weyn dhexda ka galay sanadkaan sidaa awged kooxda filimkaan iska leh ayaa warbaahinta u xaqiijisay in filimkaan wax iskudhac weyn ah uusan la kulmi doonin waqtiga saxda ah ee la daawan doonanan lasoo gudbin doono kadib marka caqabadaha hortaagan oodhan uu ka gudbo.

Waayo kooxdan ma doonayan in filimkooda oo muran dhexda ka galay hadana uu Loolan Box-officeka galo ayadoo aan ognahay in gobolo qaar laga mamnuucay daawashada filmkan……..

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *