Ma runbaa in Hazal Kaya markii la uureeyay kadib la guursaday?

0
1860

Hazal Kaya oo atariisho weyn ah sidoo kalana shacbiyad balaaran leh ayaa waxaa lagu soo waramayaa in markii la guursanayay ay uur u laheyd soo saare Ali Altay kaasoo markii dambe ninkeeda noqday.

Atariishadaan ayaa la guursaday sanadkaan bilowgiisa bishii febraay waxaana haatan lagu wadaa iney dhasho cunugeedii ugu horeeyay bisha November taasoona saxaafada su’aalo badan iska weydiisay maadaama mudada guurka iyo xiliga dhalmada aad isugu dhowyihiin.

Hazal hadii ay dhasho bilowga bisha Febraayo sida la sheegay labo mid ayay noqonee waana in 8 bilood uurka ku siday cunugeeda ama iyadoo uur 1 bil leh la guursaday.

Cidna ma xaqiijin karto arinkaan markii laga soot ago hadalada saxaafada balse waxaa xaqiiqo ah in ilmaha bilaha ugu yare e lagu dhali karo yihiin 6 bilood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here