Ma runbaa in Ilay Erkok (Yariin) iyo atooraha taxanaha Kimse Bilmez ee Kerem Cim is guursadeen? Sawiro.

0
1852

Ilay Erkok waa atariishada taxanaha Hercai ee doorka Yaariin mataleyso halka Kerem Cim uu yahay hogaamiyaha taxanaha Kimse Bilmez waxaana labadooda ka dhaxeyn jiray xiriir jaceyl.

Akhristow arinta guurka hada ma ahan balse waa mid soo shaac baxday sanadkii 2016dii xiligaas oo ay lamaanahaan is jeclaayeen xiriirna lahaayen.

Jaceylka Kerem iyo Ilay ma aheyn mid qarsoon waliba Ilay Erkok si daran ayay u jecleyd Kerem ilaa ay saxaafada qortay in lamaanahaan qaab hoose isku guursadeen isla markaasna hal guri wada daganyihiin.

Sawirada lamaanahaan laga soo bandhigay ayaa wuxuu cadeynayaa sida uu xiriirkooda ahaa balse xiriirkaas waxaa halmar jaray Kerem Cim iyadoona ilaa iyo haatan la aqoonin sababta uu xiriirka u jaray.

Ilay marnaba kama aysan hadlin wax ku saabsan xiriirkii Kerem Cim ay la laheyd sidaas si lamid ah Kerem Cim ayaan sidoo kale ka hadlin.

Hadaba halkaan hoose ka arag sawirada laga soo bandhigay xiligii ay xiriirka lahaayeen.

Image result for ilay erkök ve keremcem
Image result for ilay erkök ve keremcem
Image result for ilay erkök ve keremcem
Related image
Image result for ilay erkök ve keremcem

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here