Kabhi Khushi Kabhi Gham waa mid ka mid ah aflaanta loogu jecel yahay dhanka iyo soomaalida kaaso ay si weyn u xiiseeyaan daawashadiisa waana filimkii ugu weynaa ee la daawado sanadkii 2001

waxaana filimkaas ku midoobayn aktaro miisaan weyn ku leh bollywoodka sida Amithab Bachachan, Shah rukh khan, Jaya Bachchan, Kajol, Hrithik Roshan iyo Kareena Kapoor

filimkan waxaa ku jirayn sadex caruur kuwaaso ku lahaayeen filimkaas doorar caan ah sida mid waxaa aabo u ahaa Shah rukh khan halka mid kale ay ahayd gabadha jilaysay doorka Kareena Kapoor oo caruur ah

sidoo kale waxaa filimkan ku jiray wiil kaaso ku door ahaan filimkan ku jilaayay Hrithik Roshan oo yar waana mid si weyn loogu xasuusto muuqaalkiisa filimkaas isagoo aha wiilka cayilan

waxaana dadka ka qosliya magaciisa dhabta ah waa Kavish Majumdar iyadoo aad hore u ogayd inuu wiilkan aflaamta kasoo muqaanaayay isagoo yar

laakiin hadda waa uu weynaaday isagoo kasoo muuqday aflaamo badan oo ay ka mid yihiin Gori Tere Pyaar Main sidoo kale waxa uu door fiican ku leeyahay filimka Main Tera Hero kaaso la daawaday sanadkii hore 2014 waxaana hogaamiye ka ah aktarka Varun Dhawan isagoo filimkaas ku jilaayay Varun Dhawan saaxiibkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here