Qeybihii hore sanadkaan 2019 atiriishada caank aha Rakul Preet Singh ayaa hadal heyn weyn abuurtay kadib markii uu nin si xun u aflagaadeyay iyadana ay jawaab kulul ay siisay in badan ayaa lagu wad-wada internet-ka sheekadan ilaa hada.

Sidaan wada ognahay Rakul waa atiriishada waqtigaan ugu soo jiidashada badan koonfur India nin walbana damac galineysa 28 jirtaani awood balaaran ku yeelaneysa Bollywood iyo koonfurba hadaba dhacdadan sidan ayee u dhacday.

Waxaa la sheegay Rakul Preet inee soo ilaawday dharkeeda hoose xili ay gaari kasoo dageysay sawiro laga qabtay dad badan ayaa arinkaa ka shakiyeen in gabadhaan labis hoosaadkeedii soo hilmaamtay.

Balse nin ayaa Twitter-ka ku fadeexestay kadib markuu soo qoray sida tan,”Rakul Preet xishood ma lihid miyaa maxaa kastuumo la’aanta aad dhex mushaaxeyso magaalada yaawaye ninka gaariga dhexdiisa kugu dhex isticmaalay ma xishootayahay dharka dhigatay.”

Rakul oo aad u xanaaqday markee akhrisatay ayaa sidan kusoo jawaabtay,”nin cilmi badan ayaa a tahay hadaa dumarka labiskooda qarsoon xitaa kala ogaan kartid iyo gaariga dhexdiisa waxa kadhex dhaco waxaan u maleynaa hooyadaaa in lagu dhex isticmaali jiray gaariga dhexdiisa adna sidaas ku baratay wax walbo.”

“Orod hooyadaa markale suaashan weydii markaa magaalada aadeyso kastuumo la’aan miyaa aada dheh noocaado kalaa Ragga ceebeyay Ragg isku sheeg saqajaan ah ayaa tahay oo aan edeb leheen.”

Taageerayaasheeda qaar kamid ah ayaa la yaabeen sida Rakul u hadleyso iyadoo xidig caalami ah una jawaabeyso wiil kamid ah ciyaalka xaafada misane mudneen in loo jawaabo waana lagu qabsaday Rakul arinkaa waxayna tiri.

“Ha ila yaabina waxaan ahay dumar waa tuma gabadha ogolaaneyso in sidaa loo aflagaadeyo hadana iska aamusesa maba ogi xili aan xanaaqay hada hadalkeyga khalad u fahamteen iga raali noqdo gabar loo gafay ayaan ahay dadka qaar anshax malahan waana run in loo jawaabo uma qalmaan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here