ceymis waa barnaamij ay wadaan shirkado kaaso aad la geli karto heshiis dhinac walba sida gaarigaaga , gurigaaga iyo hantitaadaba waxaad iska bixinaysaa qiimo yar bishii ama sanadkii iyagoo ku caawin doona hadii dhib kusoo gaaro sida inuu gurigaaga ama gaarigaaga ama dukaankaaga dhib soo gaaro sababtoo ah waxaad ku jirtaa ceymiska iyagoo ku kaabi doona dhibaatada kusoo gaartay dhan walba.

Hadaba qaar kamid ah jilayaasha iyo shakhsiyaadka ugu caansan aduunka ayaa jirkooda ceymis ka galo waxaana halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa labo kamid ah shakhsiyaadka ugu caansan.

Mida koowaad waa Jenniffer Lopez taasoo barideeda ceymis ka gashay isla markaasna hadii wax dhib soo gaaraan waxay heli doontaa 30 Million dolar waxayna fanaanadaan leedahay mid kamid ah Assyada ugu qorxoon fanaaniinta iyadoona jir ahaan is heysato sidaas owgeed ayay ceymis kaga gashay waxayna dhib yar oo soo gaaro ku heli doontaa lacagtaas waalida ah.

Image result for jennifer lopez ass

Mida labaad waa fanaanada Taylor Swift oo iyadana cajaradeeda ceymis ka gashay waxayna ku qaadan doontaa hadii wax dhib ah soo gaaraan 40 Million oo Dolar.

تايلور سويفت تغني بفستان أسود يظهر ساقها الطويلة

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here