Shalay oo taariikhda ku beegned 14 November waxaa daafaha caalamka meelo kamid ah looga dabaal dagaayeu maalinta caruurta adduunka warbixino kala nooc ah ayaa laga qoray dhanka fanka hindiya maalintan iyo munaasabadanba.

Sawirada jilayaasha caruurtooda ayaa lasoo qaatay marna waxaa lasoo qaatay sawirada iyo warbixino kusaabsan jilayaasha caanka ah qaar kamid ah oo iyagoo yar jiliinka bilaawen shaashadana kasoo muuqdeen waana maqaalkan sababta aan idiin kula wadaageeno.

Shahid Kapoor ayaa kamid ah jilayaasja caruurnimadooda jiliinka bilaawen sido kale xidigaan xayeysiimo ayuu sameeyn jiray xitaa dhanka kale markuu xoogaa soo weynaaday Dil To Pagal Hai iyo Filimo kale ayuu kasoo muuqday isagoo jilayaasha gadaashooda dadka ku ciyaaraan kamid ahaa.

Tara Sutaria ayaa kamid ah oo iyadoo yar shaashada lagu arkay , Ishaan Khattar ayaa kamid ah oo lagu arkay Filimka Waah Life Ho Toh Aise, Alia Bhatt Filimka Sangharsh ee Akshay Kumar ayee kasoo muuqatay 1999.

Kunal Khemi ayaa kamid ah oo ahaaba wiilkii ugu caansanaa 90-maadkii aflaam badana kasoo muuqday sida Raja Hindustani, Bhai, Zakhm iyo Filimo kaloo badan ugu dambeyn Mr.Prefectionist Aamir Khan ayaa kamid ah oo 70-maadkii asoo yar shaashadaha kasoo muuqan jiray hoos ka daawo sawirada.

Hrithik Roshan
Tara Sutaria
Ishaan Khatter
Shahid Kapoor
Alia Bhatt
Kunal Khemu
Aamir Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here