Home » Nolosha Jilaayaasha » Maalmo Kadib Arooska Anushka Sharma Iyo Virat Kohli Miyaa Dhici Doono Xaqiiqda Rasmiga Ah Oo Lasoo Ogaaday!!

Maalmo Kadib Arooska Anushka Sharma Iyo Virat Kohli Miyaa Dhici Doono Xaqiiqda Rasmiga Ah Oo Lasoo Ogaaday!!

Waxaa in muda ah la isla dhexmaraayey lamaanaha caanka ah ee Virat Kohli iyo Anushka Sharma xiliga ay isguursan doonan.

Xitaa wararka xanta ah ayaa sheegayen in bishaan December arooskooda dhici doona taaso taagerayaal fara badan sii calaamesteen bisha Dec ayagoo ka war dhoorayeen maalinka arooska.

Xidigahan ayaa  lashegay in a aooskooda dhici doon bishaan 12 Dec balse arinkaan wax xaqiiq ah manoqonin maadama markii horeba qof lagu kalsoonyahay amaba ayaga afkooda aysan ka sheegin.

Sidaa awged Ilo kudhow dadkaan caanka ah ayaa sheegayan in arinkaan la wadwado uusan waxba kajirin,”maya, Anushka iyo Virat hader guurkoda kama fikirooyan waxaana macquul ah sanadka dambe ama kan kusii xiga inuu dhaco arooskooda balse waqtigaan la joogo wax aroos ah cid hadal heyso majirto marka wararkaan beenta ah e lala waregayo waxba kama jiraan sidaas ogaada.’

Hadii dad lagu kalsoonyahay amaba dad ka akdhow xidigan arinkaan sheegen waxaa inoo cad in Virat iyo Anushka arooskooda sodhaweyn lana ogeyn waqtiga saxda ah ee uu dhici doono balse sanadka dambe ama kiis kale lasii qayaasay.

 

3 Responses to Maalmo Kadib Arooska Anushka Sharma Iyo Virat Kohli Miyaa Dhici Doono Xaqiiqda Rasmiga Ah Oo Lasoo Ogaaday!!

  1. Yaya Reply

    December 6, 2017 at 11:22 pm

    Filimside
    Saan wada ognahay Anushka sharma iyo Virat kohil waa laba shaqsi oo xirfad ahaan aad ukala fog madama virat yhy cayaryahan halka anushka iyana tahay atarisho say isku barteen xirirkoodana suu kubilawday yase kadambeeyay isfahanka lamanahaan

    • Ali Aadan Reply

      December 6, 2017 at 11:36 pm

      maqaal ayaan kasoo diyaarineynaa sheekadaas oodhamestiran maadama ay ubaahantahay in la raadiyo xogtaas oodhamestiran ayaan soo daabaceynaa

      • Yaya Reply

        December 7, 2017 at 12:28 am

        Alla yacizak kaabe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *