Markee Kedarnath kusoo caan baxdau ilaa hada Sara Ali Khan joornaalada kasoo baxaan Bollywood-ka safka hore ayee kaga jirtaa maalin walba waxayba noqotay atiriisho saameynteeda aad u sareyso subax walbana warar iyada kusaabsan reer Hindiya oodhan wey akhristaan.

Xidigtaan waxaa lagu xantaa inee xiriir jaceyl la leedahay atooraha Kartik Aryan maalmo kahor waxaa la sheegay in xiriirkooda bur buray balse xan unbee noqotay xaflada Karan Johar dhigay ayaa lagu arkay labadooda oo goobta jaceyl kujilayaan lamaane inee yihiina dadka u muujiyeen si xantii laga qoray ay u beeniyaan.

Dhinaca kale waxaa soo dhow sanadka cusub dalxiisyo waaweyn ayaa jiri doonaan iyo fasax weyn Kartik iyo Sara waxay qorsheesteen sida la sheegay inee dalxiis u aadan wadamada yurub.

Amrita Singh is UNHAPPY about daughter Sara Ali Khan's New Year plans with rumoured beau Kartik Aaryan

Arinkaan Amrita Singh oo Sara Ali Khan hooyadeed ah kuma qanacsana oo waxay ka walwalsantahay in Sara lumiso gabar nimadeeda waa hooyo dareen ayaana ku taagan waxay jeclaan lahed gabadheeda inee shaqadeeda diirada saarto boholyowga iyo sheekooyinkiisana qalbiga ka xirato.

Balse Sara yaa celin karo he qalbigeeda meel buu u jeedaa ninkaana iyadaa jeclaatay lagamana celin karo wararka waxay intaas ku dareen in Amrita wado walbo oo ay dalxiiskan ku joojineyso umari doonto oo gabi ahaanba in gabadheeda yurub u raacdo Kartik ayee kasoo horjeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here