Maanta oo Axah ah gudaha Hindiya waa maalin hawlaha laga nasanaayo sidaa darteed aflaanta masraxa saaran waa qasab inay si wanaagsan u gadmaan madaama daawadayaasha firaaqo heestaan qof walbana dooqiisa ayuu daawan doonaa. Sidaa darteed dareen waxaan idiin heynaa warbixin ka hadleyso aflaanta masraxa saaran sida ay ku furmeen subaxdii hore iyo xiliga Hindiya.

Sidee ku furmeen subaxdii hore aflaanta masraxa saaran maanta oo Axad Ah:

Jawaani Jaaneman – 17% waa maalintiisa 3-aad ee uu masraxa saaran yahay.

Tanhaji – The Unsung Warrior – 37% waa maalintiisa 24-aad uu masraxa saaran yahay

Street Dancer 3D – 18% waa maalintiisa 10-aad uu masraxa saaran yahay.

Panga – 16% waa maalintiisa 10-aad uu masraxa saaran yahay.

Sidee ku furmeen duhur/galab aflaanta masraxa saaran maanta oo Axad Ah:



Jawaani Jaaneman – 32% waa maalintiisa 3-aad ee uu masraxa saaran yahay.

Tanhaji – The Unsung Warrior – 60% waa maalintiisa 24-aad uu masraxa saaran yahay

Street Dancer 3D – 30% waa maalintiisa 10-aad uu masraxa saaran yahay.

Panga – 40% waa maalintiisa 10-aad uu masraxa saaran yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here