Filimka qooraa la gooyay ee Dilwale waa mid kamid ah filimada loogu jecelyahay ee Ajay Devgan hogaamiyaha kayahay hadaba halkaan hoose kaga bogo xogta filimka oo dhameystiran.

Filimka; Dilwale.

Tiyaatarka la saaray; 120 shaashad.

Taariikhda la daawaday; 4tii Febraayo 1994tii.

Nooca filim; Drama.

Jilayaasha; Ajay Devgan, Raveena Tondon, Suniel Shetty, Paresh Raul iyo kuwa kale.

Maalinta koowaad; 29 lakh.

Sadaxda maalin ugu horeyso;83 lakh.

Todobaadkiisa koowaad; 1.51 crore.

Cimri ahaantiisa; 6.33 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 123.28 crore.

Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka; 11.98 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 2.10 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 3.38 crore.

Tirada dadka tikidka u goosatay; 12,819,000 qof.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Super Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here