Filimka; Mr.Azaad.
Nooca filim uu yahay; Masala
Xiliga la daawaday 23dii December 1994tii.
Tiyaatarada la saaray 155 tiyaatar.
Maalinta koowaad ganacsiga uu sameeyay; 33 lakh.
Sadaxda maalmood ugu horeyso lacaga uu keenay; 94 lakh.
Todobaadkiisa koowaad lacagaha uu keenay; 1.61 crore.
Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay; 3.22 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 43.39 crore crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay;2.50 crore.
Iskudarka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 5.69 crore.
Tirade dadka tikidka u goostay filimkaan; 4,512,000 oo qof ayaa tikid u jaratay.
Lacagaha ay kooxda cajaladaha ka heleen; 1.35 crore.
Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Flop